Dhaawacyada Masuuliyiin iyo dad kale oo ku dhaawacmay Qaraxyadii Maxaas oo Muqdisho la keenay

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay qaar badan oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay degmada Maxaad ee gobolka Hiiraan. Dhaawacyada goordhaw lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho ayaa gaaraya 28 qof oo dhaawacyo culus qaba, waxaana dhaawacyadan intooda badan oa geeyay isbitaalka Digfeer. Dadka dhaawacyadooda la keenay magaalada Muqdisho waxaa … Continue reading Dhaawacyada Masuuliyiin iyo dad kale oo ku dhaawacmay Qaraxyadii Maxaas oo Muqdisho la keenay